Skip to content

All podcasts

Kabasho

Hamda Hussein · 69 episodes

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸 

Recent from Kabasho

Ep:17;When Healing Becomes Self-Punishment| Kolka kabashadu kadeed noqoto

Ep. 17 · 38m

Safarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Ep. 16 · 41m

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

Ep. 15 · 29m

Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh

Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada

Ep. 14 · 29m

Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisi

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Ep. 13 · 40m

Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.Dhagaysi wanaag

Listen to Kabasho

Follow Kabasho and thousands of other podcasts in Glanced.

Get Started

Try free for 14 days. No credit card required.