Xidhiidhada Nolosha Podcast
Amaal Haybe · 68 episodes
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan.
Recent from Xidhiidhada Nolosha Podcast
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Fariin ii reeb :) Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga s
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :) Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxa
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :) Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Fariin ii reeb :) Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano
Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
Fariin ii reeb :) Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse ? Muxuu kaga du
Listen to Xidhiidhada Nolosha Podcast
Follow Xidhiidhada Nolosha Podcast and thousands of other podcasts in Glanced.
Get StartedTry free for 14 days. No credit card required.